Muqdisho (KAAB TV) – Shacabka Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan ciidamada cusub ee qeybta ka noqonaaya holwgalka cusub ee AUSOM.
Shacabka ayaa sidoo kale, siyaabo kala duwan uga falceliyay iyagoona intooda badan kasoo horjeestay in xiligan ciidamo kale oo nabad ilaalin ah aysan ubaahneyn.