Muqdisho (KAAB TV) – Shacabka muqdisho oo ka arragti dhiibtay aqoonsiga Somaliland ee Taiwan, kaddib markii maalmihii lasoo dhaafaya ay soo baxayeen warar sheegaya in Taiwan Somaliland u aqoonsan doonto dal madaxbanaan, kana madaxbanaan Soomaaliya inteeda kale.
Sidoo kale, bulshada ku dhaqan muqdisho ayaa si yaabo kala duwan uga arragti dhiibtay iyagoona sheegay in Taiwan ay iyada tahay gobol katirsan Shiinaha, isla markaana ay iyada ubaahantahay in uu Shiinaha aqoonsado.

