SO | EN

SO | EN

Shacabka Muqdisho oo ka arragti dhiibtay sida ay u arkaan qorshaha DF ee ku aadan 2060…..

|

Muqdisho (KAAB TV) – Bulshada caasimadda Muqdisho oo ka arragti dhiibtay siday u arkaan qorshaha DF ee 2060, kaas oo shalay si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfurmay, waxaana halkaasi khudbado ka jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Reysal Wasaare Xamse Cabdi Barre, iyadoo khilaafaadyo siyaasadeed ay ka taagan yihiin haatan dalka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News