SO | EN

SO | EN

Shirka Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo ka socda Villa Somalia

|

MUQDISHO (Kaab TV) –Goordhow waxaa Madaxtooyadda Soomaaliya ka furmay Dowaladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Maamulada Puntland iyo Jubbaland.

Kulankaan ayaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka, Abaaraha ka jira dalka, amniga gaar ahaan dagaalka Al-Shabaab  iyo Ilaalinta Midnimada dalka.

Shirkaan ayaa waxaa guddoominaya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, iyadoo ay goobjoog yihiin dhammaan Xubnaha Golaha Mustaqbal.

Shirkan ayaa aad loo sugayaa natiijada ka soo baxda, waxaana horay u soo dhaweeyay saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News