Muqdisho (KAAB TV) – Abukaate Cumar Ibraahim Aaden oo wareysi xasaasi ah siiyay kaabtv ayaa sheegay in shirka golaha wadatashiga qaranka uusan ku imaanin go’aanka madaxweyne Xasan Sheekh balse uu kuyimid go’aanka beesha caalamka isla markaana go’aanada masiiriga ah eee dalkan ay go’aan kagaarto beesha caalamka.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.