SO | EN

SO | EN

Siday dadweynaha Puntland uga fal celiyeen lacagta cusub ee Puntland

|

GAROWE (Kaab TV) – Maalin ka dib markii madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu ku dhawaaqay in Puntland ay yeelan doonto lacag u gaar ah oo ka duwan shilin Soomaaliga, Kaab TV ayaa weydiisay dadka ku nool Garowe sida ay uga falceliyeen arrintan.

Dadka ku nool caasimadda Puntland ee Garowe ayaa ka dhiibtay aragtiyo kala duwan oo ku saabsan lacagta cusub. Qaarkood ayaa soo dhaweeyey fikradda, iyagoo lacagta cusub u bixiyey magaca “Shilin Puntland.”

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News