Sidee Kabtan Luunga oo caan ka ah baraha bulshada ugu suurtagashay inuu afurayo maalin kasta danyar oo ku nool magaalada Muqdisho?

|

MUQDISHO (KAAB TV) – Kabtan Lunga waxa uu caan ka yahay barasha bulshada , waxa uu magaciisa si aad ah u soo baxay markii uu soo dhigay baraha uu adeegsado isaga oo iibinaya waxyaabaha yaryar ka sida dhac dhac oo kale taas oo uu ku muujinayay sida shaqo la’aan u jirin keliya loo baahan yahay in si uun nolosha loo maareeyo.

Iyadoo oo lagu jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan ayuu Kabtan Lunga waxa uu bilaabay in uu afur u sameeyo dad badan danyar kuwaas oo si joogta ah ugu sameeyo afurin maalinkasata.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News