SO | EN

SO | EN

Sinnaan la’aanta waxbarashada ee gabdhaha iyo wiilasha Soomaaliya

|

GAALKACYO (Baraarug) – Haweenka iyo gabdhaha badan ee Soomaaliya weli ma helaan sinnaanta ku aaddan helitaanka waxbarashada marka loo barbardhigo wiilasha iyo ragga.

Shaqooyinka qaarkood iyo koorsooyinka waxbarasho ee la xiriira ayaa loo arkaa kuwo aan ku habboonayn haweenka, taas oo caqabad ku noqota mustaqbalka iyo himilooyinka gabdhaha badan.

Sinnaan la’aantani ma saameynayso oo kaliya Soomaaliya maanta, balse waxay si xun u saameyn doontaa jiilalka mustaqbalka.

Si arrintan faahfaahin dheeraad ah looga ogaado, kooxda #Baraarug waxay la hadashay Xafsa Maxamed Xasan, oo ah u doodaha xuquuqda haweenka iyo shaqaale ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo ku sugan Gaalkacyo.

Xafsa sidoo kale waa xoghayaha urur dhallinyaro hoggaamiyaan oo ka shaqeeya gobolka Mudug.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News