Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya ka daahfurtay qeyb kale oo ka mid ah tababarada kubcinta awooada gabdhaha suxufiyiinta soomaaliya.
waxaana tabarkaan ka qeyb galaya gabdhaha warbaahinta oo ka kala yimid gobollada soomaaliya iyo magaalada muqdisho.
waxaana u jeedka tabarka yahay sameynta iyo soo saarista sheekooyinka laxiriira xuquuqda aadanaha iyo u qareemistooda.
qaar ka mid ah gabdhaha ka qeyb galay ayaa dhankooda waxaa ay sheegen in ay ka faa.ideysn doonaan cashada inta uu socdo tabababrkaan maanta ka furmay muqdisho.
Xoghayaha Guud ee SJS , Abdalle Ahmed Mumin oo ka hadlay furitaanka tababarka ayaa yiri“. waxaan ku faraxsanahay inaan saakay ka qeybgalay furitaanka wareg kale oo tababarada suxufiyiinta gadhaha ee Somali Journalists Syndicate – SJS.
waxaan u mahadcelinyaa dowlada canada ee taageerada joogtada ah ee ay siiso sjs.
W/D.Bashiir abdulah osmaan