SO | EN

Somaliland: In badan baa diidan gooni isu-taagga oo Xamar doonaysa

|

HARGEYSA (KAAB TV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay wareysi uu dhawaan siiyey telefishinka Al Carabiya oo ay leeyihiin Sacuudiga, kaas oo ku saabsanaa muranka muddo dheer ka taagnaa Soomaaliya iyo Somaliland ee ku aaddan baadi-goobka madaxbannaanida Somaliland.

Isagoo Axaddii ka hadlayay munaasibad qalin-jabin ah oo loo qabtay shaqaalaha dowladda ee Hargeysa, madaxweynuhu waxa uu caddeeyey in qarannimada iyo dastuurka Somaliland ay yihiin labada arrimood ee ay ka mideysan yihiin shacabka Somaliland.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News