Muqdisho (KAAB TV) – Ganacstada Suuqa Bakaaraha ayaa dibadbaxyo xooggan maanta ka dhigay gudaha suuqa Bakaaraha, kaddib markii xalay warqad ay soo saareen ganacsatada ay ku sheegeen in ay gabi ahaanta maanta aysan shaqeyn doonin sababo laxiriira canshuuro cusub oo ay dowladda kusoo rogtay iyo cagajugleyn joogto ah oo ay kala kulmaan ciidanka Nisa.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.