KISMAAYO (Baraarug) – Todobaatan boqolkiiba (70%) bulshada Soomaaliyeed waa dhalinyaro, haddana inta bandanna waa shaqo la’aan.
Tani waa natiijada ka dhalatay shaqooyinka oo lagu qaybsado hab qabiil, eex iyo musuqmaasuqa baahsan ee dalka ka jira.
Xaliimo Cabdi Salaam, oo Kismaayo joogta.