Waa xaqiiqo in ganacsiyada iyo shaqooyinka ay raggu u badan yihiin, halka dumarka, oo ah hooyooyin iyo mas’uuliyiin qoysas, ay ku adag tahay inay ganacsiyo sameeyaan, ama aysan aaminsanayn inay sameyn karaan. Hase yeeshee, kalsoonida waa muhiim, sida ay sheegtay Nimco Dayib Cabdi.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

