Tensions are running high and on the verge of turning physical

|

Xiisad Ka Taagan Xaafadda Saraha Booliiska

Xiisad xooggan ayaa laga soo sheegay xaafadda Saraha Booliiska, iyadoo xaaladdu ay u muuqato mid kacsan oo qarka u saaran inay isu beddesho gacan-ka-hadal.

Wararka laga helayo deegaanka ayaa tilmaamaya in xaaladdu ay aad u kacsan tahay, iyadoo laga cabsi qabo in haddii aan si degdeg ah loo dejin xiisadda ay isu beddeli karto iska horimaad.

Daawo muulkaaka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News