MUQDISHO (Kaab TV) – Barnaamijka Barqanimo ee Kaab TV waxaan ku soo gudbineynaa warar, falanqayn iyo warbixino gaar ah oo ku saabsan xaaladda gudaha iyo dibedda:
Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in mucaaradka Soomaaliya ay taageero ka helaan wadamo shisheeye.
Tirada dhimashada ee ka dhalatay qaraxii xero Damaanyo oo sii korortay.
Dagaallo culus oo ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Aadan Yabaal, iyadoo khasaare la soo sheegay.
Madaxweynihii hore ee Mareykanka oo laga helay xanuunka kansarka, sida ay xaqiijiyeen dhakhaatiirtiisu.