SO | EN

SO | EN

Ururada Bulshada Degmada Kismaayo oo sameysatay Dalad

|

Kismaayo (KAAB TV) – Ururada Bulshada Degmada Kismaayo oo sameysatay Dalad ay ku mideysan yihiin, taas oo ka shaqayn doonta nabadeynta, dib-uheshiisiinta iyo xasilinta deegaanka.

Sidoo kale, daladan oo ka shaqayn doonta nabadeynta, dib-uheshiisiinta iyo xasilinta deegaanka ayna ku mideysan yihiin Ururada Bulshada Degmada Kismaayo oo la aasaasay.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News