Videos Archives - Kaab TV

Waxaa jira askari labaatan sano dable ah .
Waxaa jira askari 20 sano ka hor la qoray oo weli ah dable, halka uu jiro askari 4 sano ka hor la qoray oo gaashaanle ah.

Taas waxay ku tusinaysaa in nidaam iyo xeer midna aan lagu dhaqmin.

Xildhibaan Faaiso Jeyte oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aan lagu dhaqmin xeer iyo shuruuc muddo 4 sano ah oo ay xukuumaddani talada haysay. Askari 4 sano ka hor la qoray oo maanta gaashaanle ah—taasi waxay ku tusinaysaa in aan lagu dhaqmin dastuurka iyo xeerarka dalka.

The post Waxaa jira askari labaatan sano dable ah . appeared first on Kaab TV.

” Xeerkan xilligan waxa ku soo aadiyey awood maroorsi waad.
Waxaynu ognahay in ciidanka loo adeegsado siyaasadda.

Ciidanka in dowlad-goboleed lagu weerarayo oo lagu leeyahay, “Garaado ayaan idin siinaynaa, kaalaya.

Xildhibaan Garaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidanka loo adeegsado siyaasadda, taasina ay tahay awood-marorsi ay xukuumaddani waddo

The post ” Xeerkan xilligan waxa ku soo aadiyey awood maroorsi waad. appeared first on Kaab TV.

” Berri dagaal galayiin Ciidankeena ma sir baa Xilidhibaan jeesow.
Ciidanka marka ay dagaal galayaan in loo sheego meesha dagaalka lagu wajahan yahay ma aha arrin sahlan, waana sir ciidan oo muhiim ah.

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow, oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in ciidanka marka uu dagaal galayo loo sheego meesha lagu dagaallami doono. Arrintaasi waa nasiib-darro aad u weyn.

The post ” Berri dagaal galayiin Ciidankeena ma sir baa Xilidhibaan jeesow. appeared first on Kaab TV.

Cali Guudlaawe oo la guddoonsiiyay kaarka JSP
Waxaa maanta kaarka musharraxnimada Hirshabeelle gacanta loo geliyay Cali Guudlaawe oo noqon doona hoggaamiyaha Hirshabeelle marlabaad, kadib munaaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho.

The post Cali Guudlaawe oo la guddoonsiiyay kaarka JSP appeared first on Kaab TV.

Kooxda Dhulboobka Muqdisho oo ciidamo ka qoranaya Dayniile iyo Gubta
Abaabul ayaa la sheegayaa inuu ka socdo xaafado kamid ah Muqdisho, halkaas oo kooxaha dhulboobka ay ka wadaan qorashada ciidamo loo adeegsan rabo barakicinta shacabka.

The post Kooxda Dhulboobka Muqdisho oo ciidamo ka qoranaya Dayniile iyo Gubta appeared first on Kaab TV.

Turkey oo loogu baaqay inay joojiyaan duqeymaha beegsiga ee ay ka wadaan Koonfur Galbeed Soomaaliya
Xildhibaanno laga soo doorto dowlad-goboleedyada Jubaland iyo Koonfur Galbeed ayaa galabta magaalada Nairobi ee Kenya ku qabtay shir jaraa’id, iyagoo bayaan culus ka soo saaray xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya.

Xildhibaannadu waxay bayaankooda diiradda ku saareen saddex arrimood oo ay ugu waaweyn yihiin duqeyntii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, eedeymaha loo jeediyay ciidamada Koonfur Galbeed iyo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed.

Xildhibaannadu waxay si adag u cambaareeyeen duqeyntii Khamiistii ka dhacday Doolow, iyagoo ku eedeeyay dowladda Turkiga inay bartilmaameedsatay General Mahad Cabdiraxmaan “Shubka”, oo hoggaamiya ciidamada Koonfur Galbeed ee dagaalka kula jira ciidamada taabacsan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe iyo dowladda federaalka.

“Waxaan si degdeg ah ugu soo jeedinaynaa dowladda Turkiga inay joojiso duqeymaha ay ka waddo deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya,” ayaa lagu yiri bayaanka ay akhrinayeen xildhibaannadu.

Bayaanka waxaa akhriyey Xildhibaan Xasan Cabdinuur, oo ka mid ah mudanayaasha laga soo doorto Koonfur Galbeed.

Xildhibaannadu waxay sidoo kale si toos ah ugu eedeeyeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dowladda Turkiga inay yihiin waxa ay ku tilmaameen labada khatarood ee ugu waaweyn ee maanta Soomaaliya ka jira.

“Sideeda, haddii ay halis jirto maanta oo halis ku ah amniga iyo siyaasadda Soomaaliya, waxaa jirta hal khatar waana madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday iyo dowladda Turkiga,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Eedeymaha xiriirka Al-Shabaab

Xildhibaannadu waxay sidoo kale diideen eedeymaha loo jeediyay ciidamada Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, kuwaas oo dowladda federaalku horey ugu eedeysay inay xiriir ama wada-shaqeyn la leeyihiin Al-Shabaab.

Waxay sheegeen in eedeymahaasi yihiin kuwo aan sal lahayn, xilli dagaallo culus ay bilihii u dambeeyay ka socdeen magaalada Baydhabo iyo deegaano ka tirsan Koonfur Galbeed.

Dagaallada ayaa u dhexeeyay ciidamada Koonfur Galbeed ee taabacsan Laftagareen iyo ciidamo taageersan Aadan Madoobe iyo dowladda federaalka, kuwaas oo xildhibaannadu sheegeen inay taageero ka helayaan dowladda Turkiga.

Mudaagaraadyo ka dhan ah Turkey oo ka dhacay deegaanada Jubaland.

Dagaallada Baydhabo ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah, iyadoo xiisadda siyaasadeed iyo midda amni ay weli taagan tahay.

Doorasho iyo muddo-kordhin

Xildhibaannadu waxay sidoo kale sheegeen in kacdoonka iyo dhaqdhaqaaqyada shacabka ee ka socda Koonfur Galbeed ay qayb ka yihiin dadaal looga soo horjeedo muddo-kordhin loo sameeyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo ku baaqay in dalka laga qabto doorasho dimuqraadi ah.

Waxay ugu baaqeen shacabka Koonfur Galbeed iyo guud ahaan Soomaaliya inay garab istaagaan dhaqdhaqaaqyada shacabka ee doonaya doorasho loo dhan yahay oo dimuqraadi ah.

Shirkan jaraa’id ee Nairobi ayaa ku soo beegmay xilli Khamiistii diyaarad ay xildhibaannadu ku sheegeen inay ahayd drone laga leeyahay Turkiga ay duqeyn ka fulisay degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Duqeynta ayaa lagu soo warramay inay dhaawacyo soo gaarsiisay General Mahad Cabdiraxmaan, xaaskiisa iyo xubno ka tirsan ilaaladiisa. Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa dowladda Turkiga ku eedeeyay inay ka dambeysay weerarka oo ay ku tilmaameen isku day dil oo lagu bartilmaameedsaday General Mahad.

General Mahad Cabdiraxmaan ayaa hoggaaminaya ciidamada Koonfur Galbeed ee dagaalka kula jira ciidamada taageersan Aadan Madoobe iyo kuwa dowladda federaalka.

The post Turkey oo loogu baaqay inay joojiyaan duqeymaha beegsiga ee ay ka wadaan Koonfur Galbeed Soomaaliya appeared first on Kaab TV.

Didbaxayaal Doolow ku gubay calamada Turkey iyo Egypt
Kumannaan qof oo deegaanka ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalooyin ku yaalla gobolka Gedo ee Jubaland, iyagoo ka cabanaya duqeyntii ay Turkigu habeenkii Khamiista ka geysteen degmada Doolow.

Dibadbaxayaasha Doolow waxaa ku biiray mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada, oo uu ka mid yahay guddoomiyaha degmada Maxamed Xasan Laftay, kaas oo ka badbaaday isku day dil oo la sheegay in habeenkii Khamiista lagu qaaday.

Khudbad uu maanta ka jeediyay Doolow, ayuu guddoomiye Laftay ku sheegay in aysan cafin doonin Turkiga, isagoo duqeynta ku tilmaamay isku day dil oo siyaasadeed.

“Marna ma fileyn in muwaadin gurigiisa jooga ay Turkiga iyo dalal sida Masar oo kale ah isku dayaan inay ku dilaan si siyaasadeed,” ayuu yiri, isagoo tixraacaya duqeyntii cirka ee Doolow.

Dibadbaxayaal ayaa sidoo kale isugu soo baxay magaalada Garbahaarrey, halkaas oo ay ku gubeen calamada Turkiga iyo Masar.

Dadka ku bannaanbaxay Doolow iyo Garbahaarey ayaa cambaareeyay weerarka duqeynta ee Turkey ay ka fuliyeen degmada Doolow, iyada oo degmadaas ay xarun u tahay hay’adaha samafalka iyo dad badan oo barakacayaal ah.

“Weerarka waxaa fuliyay Turkey iyo niman calooshood u shaqeystayaal ah,” ayuu yiri guddoomiyaha Doolow, Maxamed Xasan Lafey.

Dadka mudaaharaadka ka qeyb galay ayaa sheegay inay u duceynayaan General Mahad Cabdiraxmaan oo ahaa shakhsigii lagu beegsaday weerarka duqeynta, kaas oo haatan dhaawac isaga iyo xaaskiisa uu kasoo gaaray weerarka duqeynta ah.

Turkey ayaa lagu eedeeyay inay ku dhex milmeen arrimaha colaadda Soomaalida dhexdeeda ah, waxaana dadka ay si adag u cambaareeyeen xukuumadda Muqdisho oo sida la sheegay qeyb ka ahaa weerarka degmada Doolow.

Guddoomiyaha Doolow ayaa soo jeediyay in colaadda ka taagan Koonfur Galbeed lagu wajaho hab wada hadal ah.

The post Didbaxayaal Doolow ku gubay calamada Turkey iyo Egypt appeared first on Kaab TV.

Mas’uuliyiin Koonfur Galbeed oo ku xaniban Marka
Waxaa magaalada deegaanka Ceel Jaalle ee duleedka magaalada Marka ku xaniban muddo afar maalmood ah wafdi wasiiro iyo maamulka gobolka Shabeellaha Hoose oo doonaayay inay booqdaan magaalada Marka, ka dib markii dadweynaha degmada ay diideen.

Xiisad arrinkan ka dhalatay ayaa ka taagan Marka.

Xubnaha oo ay ku jiraan Wasiirka Caddaaladda Koonfur Galbeed, Wasiir ku Xigeenka Amniga, Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa haatan ku jira xerada ciidanka AUSSOM ee duleedka Marka.

Dadka deegaanka ayaa dhigay mudaaharaad ay ku diidan yihiin in wafdigan ay soo galaan magaalada Marka.

Sida uu sheegay Ibraahim Cumar Garbajoof oo ka mid ah xubnaha u dhaqdhaqaaqa xuquuqda gobolka Shabeellaha Hoose, waxaa dadka deegaanka Marka ay sheegeen inay sameysteen maamul lagu magacaabo Koonfur Bari oo laga sameeyay magaalada Marka.

Dhanka kale, waxaa dhowaan la hor istaagay xubno kale oo ka socda Dowladda Federaalka kuwaas oo ay hoggaaminayaan Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Waqtigiisu Dhamaaday Cabdullaahi Cumar Abshirow kuwaas oo maalmo ka hor dib uga laabtay deegaanka Gendershe ee duleedka Muqdisho ka dib markii ay dadka degmada Marka dhigeen mudaaharaad ay kaga hor jeedaan.

The post Mas’uuliyiin Koonfur Galbeed oo ku xaniban Marka appeared first on Kaab TV.

Cirro oo mar kale ku celiyey in Sool iyo Waqooyi Bari ay tahay Soomaaliland
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa mar kale ku adkeeyey in gobolka Sool uu ka tirsan yahay Somaliland, isagoo ugu baaqay in bulshada Sool la soo dhoweeyo isla markaana cabashooyinka lagu xalliyo wadahadal iyo heshiis.

Madaxweynaha Somaliland ayaa hadalkan ka jeediyey shalay oo Arbaca aheed dhammaadka kalfadhigii 69aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland.

The post Cirro oo mar kale ku celiyey in Sool iyo Waqooyi Bari ay tahay Soomaaliland appeared first on Kaab TV.

Ciidamada Laftagareen: Sarkaal naga goostay ayaa la baxsaday gaadiid dagaal, Baydhabona waan qabsan doonnaa
Afhayeenka ciidamada taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Ugaas Xasan Maxamed, ayaa sheegay in laba illaa saddex gaari oo kuwa dagaalka ah maanta lagala goostay ciidamadooda, kaddib markii sarkaal ka tirsanaa uu u baxay dhanka ciidamada daacadda u ah Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), kuwaas oo gacanta ku haya magaalada Baydhabo.

Afhayeenka ayaa sheegay in sarkaalkaasi uu “khiyaameeyay” ciidamadooda isla markaana uu la baxsaday gaadiidka dagaalka. Wuxuu sheegay in dhacdadaasi aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin howlgalka ay ku doonayaan inay kula dagaallamaan maamulka uu hoggaamiyo Aadan Madoobe.

“Waa dhacdo aysan waxba ka beddeli doonin dagaalka socda,” ayuu yiri afhayeenka, isagoo xusay inay sii wadaan diyaargarow ballaaran oo ay ku doonayaan inay kula wareegaan Baydhabo.

Ugaas Xasan Maxamed ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada taabacsan Laftagareen ay qorsheynayaan inay Baydhabo qabsadaan, isla markaana ay ka saaraan, sida uu hadalka u dhigay, maamulka Aadan Madoobe.

Baydhabo ayaa wajahaysa xiisad iyo dagaallo soo noqnoqday oo u dhexeeya labada dhinac tan iyo dhammaadkii Maarso 2026, markaas oo Cabdicasiis Laftagareen laga qaaday talada maamulka Koonfur Galbeed.

Laftagareen ayaa weli ku adkeysanaya inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee Koonfur Galbeed, halka Aadan Madoobe, oo hore u ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, loo doortay hoggaanka cusub ee maamulka Koonfur Galbeed doorasho dhacday bishii Juun 2026, taas oo ay soo qabanqaabisay dowladda federaalka. Doorashadaas ayaa ahayd mid aanay jirin cid kula tartantay Aadan Madoobe.

The post Ciidamada Laftagareen: Sarkaal naga goostay ayaa la baxsaday gaadiid dagaal, Baydhabona waan qabsan doonnaa appeared first on Kaab TV.