SO | EN

SO | EN

HomeVideos

Videos

00:04:16

AUN Wariye Maxamed Abuukar Dabaashe Walaalihiis oo ilinta ceshan waayay

Muqdisho (KAAB TV) - Waxaa magaalada Muqdisho aas loogu sameeyay AUN Wariye Maxamed Dabaashe oo shalay ku geeriyooday qarax ka dha...
00:02:14

Hoobiyeyaal lagu garaacay xerada Xalane iyo xaafado katirsan degmada Wadajir

Muqdisho (KAAB TV) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya  hoobiyeyaal maanta lagu garaacay xerada Xalane ee garoonka diyaaradaha Aa...
00:01:35

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidanka xooga dalka iyo AS oo ka dhacay deegaanka Laba-garas

Labagaras (KAAB TV) - Dagaal culus oo u dhexeeyo ciidanka xoogga dalka iyo kooxda Alshabaab ayaa ka socda aaga deegaanka Labagaras...
00:02:25

Qarax geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (KAAB TV) – Qarax xooggan oo nuuca miinada hareeraha waddooyinka la dhigo ayaa goordhoweyd ka dhacay laamiga Ceel Gaabta ...
00:12:46

Maxkamadda Gobolka Nugaal oo Xukuno kala duwan ku ridday Rag ku eedeysan isticmaalka Khamr...

Nugaal (KAAB TV) - Maxkamadda darajad kowaad gobolka Nugaal oo Xukuno kala duwan ku ridday eedeysan isticmalka khamriga iyo wax ya...
00:04:38

Waxaa sii badanaya dilalka dadka shacabka ay u geysanayaan qaar ka mid ah askarta dowladd...

MUQDISHO: Waxaa sii badanaya dilalka dadka shacabka ay u geysanayaan qaar ka mid ah askarta dowladda Soomaaliya ee gud...
00:02:16

Xamse Cabdi Barre oo magacaabis iyo isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiiradda

Muqdisho (KAAB TV) – Reysal Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa isku shaandheyn iyo magacaabis ku sameeyay khaar kamid ah golihiisa Was...
00:03:59

Duqeyn Culus oo lagu dilay madax ka tirsan AS oo degmada jilib laga fuliyay.

Muqdisho (KAAB TV) War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu faahfaahiyay duqeyn saacado badan qaatay oo xal...
00:03:39

Saraakiil iyo ciidan ka socda DF ayaa maanta gaaray deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka&...

Muqdisho (KAAB TV) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaadday tallaabo culus oo la xiriirta xubnihii Al-Shabaab ee xalay l...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News