HomeVideos

Videos

00:01:11

2,000 qoys oo laga barakicinaayo Warshaddii hore ee daawada kadib markii dhulka laga iibiy...

MUQDISHO (Kaab TV) – Saaka waaberigii ayaa koox hubeysan oo uu hoggaaminayo taliyaha booliska sakdhigga Galbeed ee magaalada Muqdi...
00:01:27

Guddoomiyaha Gobolka Amiir ayaa kormeeray Degmooyinka ay ka socdaan isdiiwaangelinta dadwe...

Muqdisho (KAAB TV) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta kormeer kadis ah ku tagay khaar kamid ah degmooy...
00:05:17

BURCO: Banaanbaxyo rabshado wata oo sababay geerida 2 qof, madaxweyne Cirro oo codsi jeedi...

BURCO (Kaab TV) – Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay, in ka badan toban kalena waa ku dhaawacmeen, oo ay ku jiraan dad bannaanbax...
00:02:25

DF Soomaaliya oo ciidamo ku daabuleysa Gedo

MUQDISHO (Kaab TV) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo ku daabuleysa deegaano ka mid ah gobolka Gedo xilli ay meel sare ...
00:04:00

Guddoomiyaha Balanbale oo diiday xil ka qaadistiisa

MUQDISHO (Kaab TV) - Guddoomiyaha degmada Balanbale Cabdicsiis Xaashi ayaa diiday xil ka qaadis ay dhowaan sameeyeen xubnaha golah...
00:13:17

Caqabadaha dhallinyarada ka heysta helitaanka shaqo

Kismaayo (Baraarug) - Baraarug ayaa dhawaan magaalada Kismaayo ku qabatay dood ku saabsan caqabadaha dhallinyarada deegaanada Jubb...
00:03:13

Axmed Madoobe oo Xasan Sheekh ku eedeeyay in xal laga gaari waayo khilaafaadka

KISMAAYO (Kaab TV) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta si kulul ugu jawaabay Madaxweyne Xasa...
00:00:05

Waa maxay adeeg xumada maamulka Gobolka Banaadir ee ay shacabka Muqdisho ka cabanayaan?

Muqdisho (KAAB TV) - Bulshada ku dhaqan caasimada Muqdisho ayaa eedeyn culus ujeediyay maamulka gobolka Banaadir iyo guud ahaanba ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News