China (KAAB TV) – Dowladda Shiinaha ayaa bilowday in muwaadiniintooda ku dhiiri galiyaan in lamaanayaasha isqaba ay dhallaan caruur badan, kaddib markii Shiinaha uu horey usoo saaray go’aano laxririiray in lamaanaha isqaba aysan dhali karin wax ka badan hal cunug.
Sidoo kale, Shiinaha ayaa hadda wadda qorshe cusub oo uu rabo in uu muwaadiniintiisa uu ku dhiirigaliyo dhalmada, iyadoona dowladda shacabkeeda ubalan qaaday in lacago ay ku bixineyso dhalmada badan.

