MUQDISHO (Baraarug) – Gudniinka weli waa dhibaato ka jirta Soomaaliya, oo sababta dhibaato caafimaad oo jireed iyo mid maskaxeed oo heysata gabdhaha Soomaaliyeed.
Filimkaan dukumintariga ah ayaa ka sheekeynaya gabdhihii la kulmay dhibaatada gudniinka, haween ku shaqeysta gudniinka, culimo iyo qeybaha bulshada.

