SO | EN

SO | EN

WADA SHEEKEYSI: Haweenku ma hoggaamin karaan Soomaaliya?

|

MUQDISHO (Baraarug) – Muddo dheer waxaa siyaasadda Soomaaliya hoggaaminayay ragga, waxaana muddo ka badan 30 sano ay Soomaalidu ku jirtay burbur iyo barakac.

Haweenka ayaa sida badan helin kaalin sare oo dhanka siyaasadda ah.

Qoondada haweenka ee 30% waxay u muuqataa mid aan hirgelin si buuxda.

Haddaba, doodan oo ay ka qeybgaleen kooxo dhallinyaro, suxufiyiin, haween, siyaasiyiin da’ yar iyo dhaqanka ayay Baraarug ku eegeysaa bal sida dadku u arkaan in haweenku dalka hoggaamiyaan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News