SO | EN

SO | EN

Waddada KM4 ee magaaladda muqdisho oo biyo wasaqeysan lala mari la’yahay

|

Muqdisho (KAAB TV) – Waddooyinka khaar ee Muqdisho oo lala mari la’ayahay biyo wasaqeysan oo uraayo, oo laga soo siidaayay bulaacadaha xaafadaha saaran wadadda Cabdiqaasin, shacabka muqdisho oo ka hadlay ayaa dowladda ugu baaqay in ay wax kaqabato bulaacadaha lagu soo fasoxo laamiyada magaalada.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News