Muqdisho (KAAB TV) – Waliid Maxamed Cali oo ah wiil dhallinyaro ah sidoo kalana qaba baahiyaha gaarka ayaa sheegay in caqabo badan uu kala kulmo bulshada qeybeheeda kala duwan, isagoona sheegay in uusan xusin ama ka qeyb qaadanin isbuuca xoriyada ama 1-da Luulyo sababo laxiriira in lagu aflagaadeeyo naafonimadiisa.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.