Muqdisho (KAAB TV) – Shir labadii labo maalmood uga socday magaalada Muqdisho musharaxiinta mucaaradka dowladda ayaa maanta laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan xaalada guud ee dalka.
Sidoo kale, ayaa looga hadlaayay xaalada siyaasadeed ee dalku maraayo haatan iyo sidii wax looga qaban lahaa, iyadoo ugudambeyn maanta laga soo saaray war-murtiyeed.