SO | EN

WAR XASAASI AH: Shir Nairoobi ka dhacay oo looga hadlayay Khilaafka JL, & DFS, aya si adag loogu eedeyay Dowladda Xasan Sheikh in ay colaad ka hurineysa Jubbaland

|

Nairobi (KAAB TV) – Shir ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee ka dhex aloolsan DF iyo maamulka Jubbaland.

Sidoo kale, shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen odiyaal kasoo jeeda deegaannada maamulka Jubbaland ayaa waxa ay si weyn ucambaareeyeen dagaalka DF kusoo qaaday Jubbaland iyaga oo xusay in DF ku howlan tahay burburinta Jubbaland.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News