SO | EN

SO | EN

WARARKA Puntland: Safarka Deni UAE; Ganacsatada Garowe oo CCTV lagu amray & Duqeynta Calmiskaad

|

GAROWE (Kaab TV) – Wararka galabta ee Kaab TV waxaa ka mid ah:

  • Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo Safar Dibadda ah u Baxay;
  • Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Ganacsatada Garowe Kula Taliyay Inay CCTV Ku Xiraan Goobahooda Ganacsi;
  • Dowladda Mareykanka oo Faahfaahin Ka Bixisay Duqeymo ay Ka Fulisay Buuraha Cal Miskaad;
  • Hal ruux oo ku Geeriyooday biriq ku dhacday;
  • Shacabka Degmada Gaalkacyo oo Ka Cabanaya Biyo Fadhiya Gudaha Magaalada

Wararka Galabnimo – Kaab TV, Puntland, Soomaaliya

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News