SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Isimida SSC ‘oo go’aan kasoo saaray wada-hadalkii Somaliland kadib arrin maanta dhacday

Laascaanood (Kaab TV) – Isimada gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa maanta war cusub kasoo saar...

Beesha Garxajis oo go’aano culus kasoo saartay dagaalka Laascaanood, kana baxday ergadii B...

Hargeysa (Kaab TV) – Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka beelaha Garxajis ee Somaliland ayaa maanta si adag uga hadlay dagaalka Laas...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay sarkaal kale oo lagu helay Al-Shabaabnimo

– Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwad culus oo ka dhan ah Xidigle Cabdicasiis Xuseen ...

Ciidamada Booliska iyo kuwa Nisa oo howlgal culus ka sameeyay Degmada Waaberi

Muqdisho (Kaab TV)– Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo ay iska kaashadeen ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa...

Yey yihiin ‘afarta nin ee mas’uulka ka ah’ dagaalka magaalada Laascaanood?

Laasccaanood (Kaab TV) – Afhayeenka maamulka Khaatumo, Rashiid Diiriye Faarax oo wareysi siiyay Telefishinka Universal ayaa ka had...

Ciidamada ammaanka oo nin hubeysan ku toogtay duleedka Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV)– Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay goordhow ciidamada ammaanka ka sameeyeen du...

Arrinta aanay dad badan ogeyn ee Al-Shabaab ku qasabtay inay 2 saac uga baxaan Xamar

Muqdisho (Kaab TV) – Ibraahim Aadan Ibraahim oo ah La-taliyaha wacyi-gelinta iyo abaabulka bulshada ee xafiiska ra’iisul wasaaraha...

Xasan Sheekh oo lagu eedeeyey inuu go’doomiyey deegaanada beesha…

Muqdisho (Kaab TV) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa go’doon ku soo rogtay deegaanada ay Galmudug ka joogto kooxda Al-Shabaab,...

Maxaa kooxda Al-Shabaab u sahlay in aysan burburin xilli laga dilay madaxdoodii?

Muqdisho (Kaab) – Kooxda Al-Shabaab oo weli ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya ayaa waxa dhowr jeer laga dilay hoggaamiyeyaal s...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News