HomeWararka

Wararka

Dagaal udhexeeyo Al-Shabaab iyo Ciidanka dowladda oo ka socdo Galmudug

Xarardheere (Kaab TV)– Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo u dhexeeyo Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda oo h...

Wasaaradda Maaliyadda oo sameysay canshuur kordhin

Muqdisho (Kaab TV) - Wasaaradda Maaliyadda ayaa canshuur kordhin ku sameysay badeecadaha Muqdisho kasoo daga. Wasaaradda Maaliy...

Arrinta ay DF ku dooratay in dalalka safka hore ay la kaashato dagaalka socda

Muqdisho (Kaab TV)– Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay sababta ka dambeysa in dalalka safka hore ay la kaa...

Laascaanood (Kaab TV)– Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka Guud ee SSC oo markale ka hadlay colaadda sii daba-dheeraaneysa ee...

Dowladda UK oo qaaday tallaabo ka dhan ah madaxweyne Xasan.

London (Kaab TV)– Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda UK ay qaaday tallaabo ka dhan ah madaxwenaha Soomaaliya Xasan Sheekh ...

Falastiin oo go’aan cusub uga dhawaaqay Qaza

Qaza (Kaab TV)– Kooxda Falastiiniyiinta ee Islamic Jihad ayaa xababd-joojin uga dhawaaqday Qaza, kadib markii ay gantaallo is-weyd...

XOG Saciid Deni oo qorshaynaya inuu xilka ka qaado taliyeyaasha ciidanka mid kamid ah

Garoowe (Kaab TV)– Madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa qorsheyanaya inuu dhawaan xilka kaqaado ta...

Xoghayaha QM Antonio Guterres oo ergey cusub usoo magacaabay Soomaaliya

New York (Kaab TV)– Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa Soomaaliya usoo magacaabay Ergey Catriona Laing oo u...

Puntland oo weerar ku qaaday Xasan Sheekh iyo Xamze

Garoowe (Kaab TV)– Dowlad goboleedka Puntland ayaa weerar culus oo afka ah ku qaaday dowladda federaalka Soomaaliya oo ay kadhexee...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News