HomeWararka

Wararka

Qorshe lagu dhacayo dhaxal-kii halgamaa Michael Mariano ‘oo ka socda’ Muqdisho

– Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa shaaciyay qorshe uu sheegay in hantiilayaal iyo ganacsato waaweyn ku dhacayaan guri...

Madaxweyne Biden ma isku sharxayaa doorashada 2024?

Washington (Kaab TV) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu Talaadada maanta ah ku dhowaaqo inuu u tartamayo mud...

Wararkii ugu dambeeyay ee mooshinka R/W Xamze

Muqdisho (Kaab TV) – Waxaa marba marka ka dambeysa sii xoogeysanaya guuxa siyaasadeed ee ka dhashay mooshinka laga wado xukuumadda...

Hub iyo tuutaha milatariga oo lagu qabtay hoteel ku yaallo Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay laga sameeyay qaybo kamid ah magaalada Muqdis...

XOG: Xildhibaanada BF oo ku kala qeybsamay mooshinka xukuumadda R/W Xamze

Muqdisho (Kaab TV)– Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku kala qeybsamay mooshin ka dhan ah xukuumadda ra’iisul...

Mucaaradka Kenya oo shaaciyay maalinka ay dib u billaabayaan dibad-baxyada

Nairobi (Kaab TV)– Mucaaradka dalka Kenya ayaa dibad-baxyada ka dhanka ah dowladda dib u billaabi doona 2-da May, waxaa sidaasi wa...

Dood Sharci ‘’Haddii sharci jiri lahaa Madaalle Maxkamad ayuu wajahi lahaa ‘’

Muqdisho (KAAB TV ) Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujiya Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ula la dhacaya ...

Mooshinka lagu tuuray Xukuumadda Xamse oo xoogaystay

Muqdisho (KAAB TV )-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu aad u xoogaystay mooshinka ujeedkiisu uu yahay xil ka tuurista Ra...

Mooshin lagu ridayo xukuumadda R/Wasaare Xamze oo socda

Muqdisho (Kaab TV) – Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarinaya mooshin ka dhan ah xukuumadda...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News