HomeWararka

Wararka

Sarkaal Al-Shabaab ah oo xalay lagu qabtay Muqdisho isagoo ku guda jira weerar

Muqdisho (Kaab TV)– Taliska Qaybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidamadu ay xalay gacanta kusoo dhigeen nin dhalliny...

‘Sida kaliya ee Soomaaliya ula fal-gali karto adduunka’

Muqdisho (Kaab TV)– Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in Soomaaliya a...

Dagaal goos goos ah oo caawa ka socda bariga magaalada Laascaanood

Garowe (Kaab TV) Dagaal xoogan ayaa caawa ka socda bariga magaalada Laascaanood, sida ay soo sheegayaan saxafiyiinta ku sugan maga...

Ehalada Cabdullaahi Dheere oo markale kulan cabasha ah Muqdisho ku qabtay

Muqdisho (KAAB ) Ehalada Taliyihii Hoggaanka daba- galka  Hay’ adda NISA ayaa maanta markale Muqdisho ku qabtay Kulan ca...

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay tirada guud ee dadkii ku barakacay Daadadkii Baardheere

Roobab mahiigaan iyo daadad xoogan oo ka dhashay ayaa labadiitoddobaad ee la soo dhaafay waxa ay ka dhaceen koonfurta Soomaaliya w...

Rag ku eedeysan Burcadnimo oo lagu soo qabtay Muqdisho

Ciidamada Boliiska ee Saldhigga Degmada Yaaqshiid ayaa gacanta ku soo dhigay seddex kamid ah rag lagu eedeeyay inay kamid yihiin B...

Xaaladda Soomaalida Koonfur Afrika oo weji cusub yeelatay iyo halis soo korortay

Koonfu Africa (Kaab TV)– Xaaladda adag ee ay wajahayaan ganacsatada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa haatan yeela...

Al-Shabaab oo weerar kuqaaday xero kutaala Ruun nirgood

Ruun nirgood (Kaab TV)– Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in markale xoogaga Al-Shabaab ay maanta weerar ...

Dagaal saakey mar kale qarxay magaalada Laascaanood

Laascaanood (Kaab TV)–  Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal markale saaka ka dhacay bariga magaalada Laascaanoo...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News