HomeWararka

Wararka

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish ee ka socda Bari

Boosaaso (Kaab TV) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyo maleeshiyaadka kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish oo haatan...

Guryo ay daganaayn taliyeyaal ka tirsan Nisa oo qaraxyo lagu weeraray & warakii ugu da...

Muqdisho (Kaab TV) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weeraro qaraxyo ah oo saaka lagu qaaday guri ay degmada Dayni...

Shir hordhac u ah madaxda Golaha Wadatashiga oo ka furmay Baydhabo

Baydhabo (Kaab TV) – Shir hordhaca u ah Ajendayaasha Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee xarun...

Ciidamada Booliska iyo rag hubeysan oo maanta ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamada ammaanka iyo rag hubeysan oo maanta ka dhaca...

Xog ku saabsan kulanka Xasan Sheekh iyo xildhibaanadda beesha Xawaadle

Muqdisho (Kaab TV) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo Muqdisho ku dhex-maray madaxweynaha Soomaali...

Bandow lagu soo rogay Laascaanood oo dhaqan-galay iyo wararkii ugu dambeeyay

Laascaanood (Kaab TV) – Taliska ciidamada deegaanka ee magaalada Laascaanood, isla-markaana dagaalka kula jira ciidanka milatariga...

Antony Blinken oo booqanaayo labo kamid ah dalalka AFRIKA

Washington (Kaab TV) – Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa u safri doona dalka Itoobiya toddobaadka soo s...

Somaliland oo sheegtay in ciidan ka yimid Itoobiya ay kusoo biireen dagaalka Laascaanood

Hargeysa (Kaab TV) – Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta kulan gaar ah  ku yeeshay gudaha magaalada Hargeysa ayaa war cusub kaso...

Mas’uul Soomaali ah oo xil sare looga magacaabay maamulka Maxkamadda ICC

Roma (Kaab TV) – Madaxweynaha Golaha Maamulka Maxkamadda dambiya caalamiga ee ICC, Silvia Fernandez De Gurmendi ayaa u magacowdey ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News