HomeWararka

Wararka

Puntland oo shaacisay in hogaamiyaha Al-Shabaab uu arrin caafimaad u joogo Hargeysa

Garoowe (Kaab TV)– Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo ka qayb-galay dood lagu qabtay Twitter Space ayaa eedey...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal dib uga billowday Laascaanood

Laascaanood (Kaab TV) – Dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ayaa maanta markale dib uga qarxa...

Faah-faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Zoobe

Muqdisho (Kaab TV) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay laami yaraha Zoo...

Sheekh Shariif oo war kasoo saaray go’aanka beesha Garxajis

Muqdisho (Kaab TV) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweynayo bayaan ka s...

Ciidamada laga soo celiyey dalka Erretrea oo maanta dilal ka gaystay Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) – Ciidankii lagu soo tababaray dalka Erretrea ee dhawaan dalka lagu soo celiyey ayaa maanta dad shacab ah dilal...

DF oo tallaabo qaaday kadib iska hor-imaadkii ciidamada dowladda ee Isgoyska Siinaay

Muqdisho (Kaab TV) – Taliska Qeybta Guud ee Boliiska gobolka Banaadir ayaa war kasoo saaray iska hor-imaad shalay ka dhacay isgoys...

Isimida SSC ‘oo go’aan kasoo saaray wada-hadalkii Somaliland kadib arrin maanta dhacday

Laascaanood (Kaab TV) – Isimada gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa maanta war cusub kasoo saar...

Beesha Garxajis oo go’aano culus kasoo saartay dagaalka Laascaanood, kana baxday ergadii B...

Hargeysa (Kaab TV) – Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka beelaha Garxajis ee Somaliland ayaa maanta si adag uga hadlay dagaalka Laas...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay sarkaal kale oo lagu helay Al-Shabaabnimo

– Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwad culus oo ka dhan ah Xidigle Cabdicasiis Xuseen ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News