HomeWararka

Wararka

DEG DEG: Somaliland oo ku dhawaaqday xabad joojin Laascaanood

Hargaysa (Kaab TV) – Xukuumadda Somaliland ayaa goordhoweyd ku dhawaaqday xabad joojin bilaa shuruud ah oo la xiriirta dagaalka ma...

Dilal bareer ah oo Muqdisho ka dhacay iyo booliska oo soo bandhigay hal askari

Muqdisho (Kaab TV) – Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Cabdicasiis ayaa galabta soo qabtay askari ka tirsan ciidanka dowladda oo...

Dagaal culus oo dhacay gobolka Mudug iyo deegaan muhiim oo laga qabsaday Al-Shabaab

Wisil (Kaab TV) – Waxaa faahfaahino laga helayaa dagaal culus oo galabta ka dhacay koonfurta gobolka Mudug, halkaas oo ciidanka do...

Wasiirka Difaaca Talyaaniga oo arrin muhiim ah ka balan-qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

Roma (Kaab TV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan dalka Talyaaniga ayaa kul...

Geelle oo lagu eedeeyay ku lug lahaanshaha dagaalka Laascaanood

Jabuuti (Kaab TV) – Mucaaradka Jabuuti ayaa ku eedeeyay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle in uu aqbalay in uu gacan siiyo ciidamad...

Xog: Somaliland oo bedeshay qorshaheeda dagaalka Laascaanood

Laascaanood (Kaab TV) – Tan iyo markii uu billowday dagaalka Laascaanood, xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay la sheegaya...

Maxaan ka ognahay Danab-ta cusub ee loo diyaariyay duminta Al-Shabaab?

Muqdisho (Kaab TV) – Dufcadii 8-aad guutada 16-aad ee ciidanka Kumaandooska ah ee DANAB ayaa Arbacadii tobabar ugu soo idlaaday sa...

” Xasan Sheekh isaga gacantiisa isaga saaraya Villa Somalia ” Falanqeyn

Muqdisho ( Kaab ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilowgiisa marka uu xafiiska la wareegay...

BAARITAAN: Sweden oo ogaatay in xaaska saddexaad ee Al-Cadaala si been ah lacagta ceyrta k...

W/Q: Johannes Nilsson Gothenburg - Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa ka mid ah ragga ugu awoodda badan Soomaaliya, wuxuu hora...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News