HomeWararka

Wararka

Ciidamada Muqdisho oo noqday saddex iyo saddex – iyo arrinta la gudboon DF

Muqdisho (Kaab TV) – Magaalada Muqdisho weli hadalka u badan waa askari dowladeed oo dilay qof shacab ah. Dowladda waxay la dag...

Taliye Sulub oo balanqaadkii ugu horreeyay sameeyay kadib xil la wareegistiisa

Muqdisho (Kaab TV) – Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka kala wareegay t...

Cali Yare oo si lama filaan ah uga falceliyay dadaalka Xasan Sheekh ee K/Galbeed

Muqdisho (Kaab TV) -Guddoomiye ku xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo...

Ra’iisul wasaare Abi oo kulankii ugu horreeyay la yeeshay madaxda TPLF

Muqdisho (Kaab TV) –  Ra’iisul wasaaraha waddanka Ethiopia Mudane Abiy Axmed ayaa Jimcihii wad-hadalkii ugu horreeyay ee foolka fo...

ATMIS oo ka qoomameysay Dilkii Ceelgaabta

Muqdisho (Kaab TV) – Taliska guud ee howlgalka ATMIS ee Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saaray dil ay Jimcihii askar ka mid ah ...

Qorshe lagu beddelayo safiirada Khaliijka ku xiran madaxweyne Farmaajo

Muqdisho Kaab (TV) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowaan safiiro cusub u magacaabi doona dalalka Khaliijka,...

Magacyada iyo qabiilada Al-Shabaabkii weeraray xarunta gobolka iyo ajnabi ka mid ah

Muqdisho (Kaab TV) – Kooxda Al-Shabaab ayaa shaacisay magacyada debleydii weerarka ku uqaaday xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee...

Sheekh Aadan Madoobe oo xiriir la sameeyay dhiggiisa dalka Turkiga

Muqdiso (Kaab TV) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo haatan ku sugan Baydhabo...

Kenya ‘oo ka laabaneysa’ go’aan ay socdaalka Soomaalida ka qaadatay 10 sano ka hor

Muqdisho (Kaab TV) – Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furayso xuduudka Mandheera ee Soomaaliya ay la wadaagto, taas oo...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News