SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Siciid Deni oo safiirka Shiinaha ufadhiya Soomaaliya kala hadlay arrimo muhiim ah

Boosaaso (KAAB TV) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Arbaco ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka...

Lubnaan oo Masar ugacan galineysa Abdulrahmaan Qaradaawi

Dimishiq (KAAB TV) - Dowladda Lubnaan ayaa sheegtay Talaadadii in ay go’aansatay in ay aqbasho codsi uga yimid Imaaraadka oo ku aa...
00:02:40

Dhallinyarada caanka ka ah baraha bulshada oo ka tacsiyeeyay geeridii xaaska Dayax Dalnuur...

Muqdisho (KAAB TV) - Qaar kamid ah dhallinyarada caanka ka ah baraha bulshada ayaa tacsi iyo tiiraanyo udiray dhamaan qoyska iyo e...
00:04:20

Ganacsatada gobolka Hiiraan oo cabasho ah isbaarooyin cusub oo lasoo kordhiyay

Beledweyne (KAAB TV) - Ganacsatada magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa cabasho ka muujiyay dhac iyo isbaarooyin a...

DF iyo Puntland oo ku muransan cidda fulineysa dhismo laami oo laga hirgalinaayo Gaalkacyo...

Gaalkacyo (KAAB TV) - Maamulka Puntland ayaa mar kale ka hadashay khilaafka ka taagan cidda maamulaysa mashruuca dhismaha jidka la...

Trump oo ku dhawaaqay in ay ka go’antahay in Canada uu ka dhigo gobol kamid ah Marey...

New York (KAAB TV) - Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa caddeeyay sida ay uga go’antahay Canada inuu ka dhigo...

Ugu yaraan 126 ayaa ku dhimatay dhulgariir ka dhacay gobolka Tibet ee dalka Shiinaha

China (KAAB TV) - Gobolka Tibet ee dalka Shiinaha, waxaa wali socda howlaha gurmadka ee lagu samatabixinayo kumannaan qof oo wali ...

Mareykanka oo cunaqabateyn kusoo rogay hoggaamiyaha ciidanka RSF Maxamed Xamdan

New York (KAAB TV) - Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay hoggaamiyaha Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Sudan, Ma...

Faafaahin:Weerar kale oo dad lagu dilay oo ka dhacay Ceel Baraf.

JOWHAR (KAAB TV) -Faafaahino dheeraad ah aayaa kasoo baxaya weerar kooxo hubeysan oo watay gaari Cabdi Bile ah ay xalay ka gaystee...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News