SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha soomaaliya oo Baladweyne u tagaya xal u helista tabashada reer Hiiraan.

Muqdisho (KAAB TV) -Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowaan ku wajahan Magaalada Baladweyne halkaas oo la dhigayo gogo...

DF oo beesha Xawaadle ka dalbatay in lagu wareejiyo Baledweyne.

Baledweyne (Kaab TV) -Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo ku sugan...

Dhaq dhaqaaqyo ka socda Xadka u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya.

Muqdisho (KAAB TV) -Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku e...

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo 24 saac gudahood ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda X...

Muqdisho (KAAB TV) - Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya waxaa ka socda kulamo kala duwan iyada oo muddo 24 saac gudahood ay ku booqd...
00:15:37

BAARITAAN: YAA maalgalinaya boobka dhulalka iyo hantida qaranka Soomaaliya?

MUQDISHO (Kaab TV) - Waxaa meeshii ugu sarreysay gaaray boobka dhulalka danta guud, xarumihii wasaaradaha iyo kuwii ciidamada. ...

Xasan Sheekh & Xamse oo lagu eedeeyay in ay shirqool kawadaan xadka Kenya

Muqdisho (KAAB TV) - Xildhibaanno katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay k...

Erdogan oo ku hanjabay faragalin haddii ay Suuriya kala qeybsanto xiligan

Ankara (KAAB TV) -  Madaxweynaha dowladda Turkiye Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in uu amri doono faragelin si looga ...

Ciidanka ammaanka Puntland oo bilaabay howlgalo ka dhan Daacish

Garoowe (KAAB TV) - Ciidamada difaaca Puntland, ayaa isku hareereeyay dhulka buuraha ee lagu tuhmayo in ay ku sugan yihiin dagaaly...
00:15:37

Yaa Geed fadhi u ah boobka hantida Qaranka iyo tan shacabka ee Soomaaliya ka socda.?

Muqdisho (KAAB TV) - Dhul boobka Muqdisho oo noqday mid xargaha goostay, kaddib marki ay sare ukeceen boobka hantida Qaranka, oo n...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News