SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Xuutiyiinta oo weerar gantaalo ah ku weerary magaalada Tel Aviv ee caasimada Isra’ii...

Tel Aviv (KAAB TV) - Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen, ayaa maanta oo Axad ah weerar culus oo gantaalo ah waxa ay ku weerareen qeybo...

Meydadka Askartii lagu laayay Ceel-Baraf oo maanta Beledweyne lagu aasay

Beledweyne (KAAB TV) - Waxaa saakay qabuuro kuyaalla magaalada Beleldweyne ee xarunta gobolka Hiiraan lagu aasay, askartii katirsa...

Wadahadalo la isugu soo dhoweynaayo Villa Somalia iyo Fahad Yasiin oo fashil ku dhammaaday...

Ankara (KAAB TV) - Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay  Waxaa natiija la’aan ku soo dhamaday oo aan laga gaarin wax horuma...

Somaliland oo ku eedaysay dawladda federaalka inay faragelin ku hayso dhoofka xoolaha nool...

Somaliland  (Kaab TV) -Somaliland ayaa ku eedaysay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya inay faragelin ku hayso dhoofka xoolaha nool ...

faafaain:Wiil iyo abtigiis oo lagu dilay Shabeelaha Dhexe.

Balcad  (Kaab TV) -Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo ka dhacday deegaan hoostaga degmada Balc...

Mareykanka oo $28 Milyan oo yaboohay Soomaaliya.

Muqdisho (KAAB TV) - Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday 28 milyan oo dollar oo ay ku bixinayso sanadka ugu horeeya labo mashru...

Madaxda mucaaradka oo digniin kasoo saaray dhulalka Xasan Sheekh uu xaraashtay

MUQDISHO (Kaab TV) - Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Ahmed, Ra'isul Wasaarihii hore  Xasan Cali Khayre iyo Xildhibaan Cabdiraxma...
00:09:32

WARKA HABEEN EE KAAB TV 04/01/2025

WARKA HABEEN EE KAAB TV 04/01/2025.

Guddoomiyihii hore Hiiraan oo loo diiday in uu u dhoofo Beledweyne

Muqdisho (KAAB TV) - Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax, ayaa saakay ciidamada ammaanka gaar ahaan kuwa...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News