SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Shil diyaaradeed oo geystay khasaare badan oo ka dhacay koonfurta South Korea

South Korea (KAAB TV) - Inta laxaqiijiyay 178 qof ayaa ku dhimatay shil diyaaradeed oo saakay ka dhacay garoonka diyaaradaha caala...

Farmaajo oo ka digay dagaal beeleedyada ka dhacaya Soomaaliya.

Muqdisho (KAAB TV) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa digniin adag ka soo saaray dagaal beeleedyada ...

Khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka ka socda deegaanka Jiicboor ee Gobolka Mudug

Mudug (KAAB TV) - Xiisad colaadeed ayaa weli ka taagan degaanka Jiicboor oo ka tirsan gobolka Mudug halkaasoo ay maalmihii la soo ...

Duqeyn ka dhacday Sh/Hoose oo lagu dilay saraakiil Soomaali iyo ajaaniib.

Shabeelaha Hoose (KAAB TV) -Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeyn culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka d...

Madaxweynaha Masar oo sheegay inay ay socdaan heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya.

QAAHIRA (KAAB TV) -  Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in ay si dhow ula socdaan heshiiska ay wada gaareen Dowl...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya oo isku arkay Jabuuti

Jabuuti (KAAB TV) - Jabuuti Waxaa shalay gaaray Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ka dib casuumad ...

Qaabkee loo qabtay dadkii ku edeysanaa dilkii ka dhacay Ceel-baraf.

Ceel-baraf (KAAB TV) -Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay labo eedeysane oo ku lug lahaa dilkii 26-k...

shil diyaaradeed ka dhacay Kuuriyada Koonfureed.

Kuuriyada Koonfureed  (KAAB TV) - Ugu yaraan 85 qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad rakaab ah ay shil ku gashay garoonka diya...

Burundi oo ka fiirsaneysa inay ka baxdo AUSSOM.

Burundi (KAAB TV) - Dowladda Burundi ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay ka baxdo howlgalka Midowga Afrika ee taageerad...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News