SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Puntland oo ku dhawaaqday howlgal ka dhan Daacish iyo Shabaab

Garowe (KAAB TV) - Puntland ayaa goordhow ku dhawaaqday hawlgal militari oo aad u weyn oo loo bixiyay Hilaac, kaasoo deegaanada ...

Afwerki oo Xasan Sheekh ku cambaareeyay wadahadaladii Ankara

Asmara (KAAB TV) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh iyo wafdigii uu horkacayey ayaa soo gebagebeeyey safar labo cisho qaatay o...
00:03:48

Aas-wadareed loo sameeyay 70 ruux oo lagu xasuuqay Dacawaley

HARGEYSA (Kaab TV) - Dadkii lagu laayay weerarkii ciidanka Liyu Booliska ka geysteen deegaanka Dacawaley ee deegaanka Soomaalida I...
00:04:06

Banaanbax xooggan oo ka dhacay Kismaayo

Kismaayo (KAAB TV) – Garoonka Kubada Cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo waxaa ka socda maanta banaanbax weyn oo looga soo horjeedo ...

Ku dhowaad 80 Xildhibaan oo DF ku cambaareeyay xayiraadda hawada ee Kismaayo

Muqdisho (KAAB TV) - Ku dhowaad 80 Xildhibaan oo ka kala tirsan Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya...

Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo oo kulamo laqaatay waxgaradka iyo haldoorka SSC

Laasscaanood (KAAB TV) - Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la tashi ah la yeeshay aqoonyahan...

Dibadbaxyo looga soo horjeedo DF oo ka dhacay Garoonka kubada cagta ee Kismaayo

Kismaayo (KAAB TV) - Garoonka Kubada Cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo waxaa ka socda maanta banaanbax weyn oo looga soo horjeedo ...
00:08:28

Sahro Maxamed Cali: Dhuxuleydii barakacday oo hadda guryaha ka dhista Baydhabo

BAYDHABO (Kaab TV) - Sahro Maxamed Cali waa hooyo leh 7 carruur ah. Kahor barakacintii, waxay ku noolayd deegaanka Sagle ee gobolk...

Fiqi: Waxaan si cad u beeninayaa sheegashada ah in Itoobiya loo ogolaaday marin Badda Cas

MUQDISHO (Kaab TV) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallim Fiqi, ayaa beeniyay wararka sheegaya in Soomaaliya ay og...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News