SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

UAE oo soo dhaweysay dhex-dhexaadinta Turkiga ee Suudaan

Riyadh (KAAB TV) - Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa soo dhaweeysay dhexdhexaadinta Turkiga ee loogu talagalay in lagu soo afjaro...

Ciidamada Dowlada oo burburin ku sameyay xaafada buula weekiyo ee Degmada Xamar Jajab.

Muqdisho (KAAB TV) -Shacabka ku nool xaafada Buula Weekiyo ee Degmada Xamar Jajab ayaa saakay kusoo toosay Ciidamo tira badan ...

Dowladda Mareykanka oo ka hadashay sababta aysan ugu codayn howlgalka AUSSOM.

Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horraysay ka hadashay sababta ay uga gaabsatay inay u coddeyso qaraarka lagu meel marinayay Ha...

Madaxda Soomaaliya iyo Jabuuti oo ballan qaaday in ay iska kaashanayaan Amniga{sawirro}

Djibouti (KAAB TV) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta oo A...

El-Sisi oo Geeska Afrika kala hadlay Macron wuxuu faahfaahiyay doorka Masar ee Soomaaliya....

QAAHIRA (KAAB TV) -Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa ka wada hadlay xaaladda Geeska Afrika mar uu Sabtidii khadka talee...
00:05:23

Dowlada Soomaaliya oo rabta inay doorasho ka qabato deegaannada Jubbaland

Muqdisho (KAAB TV) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dalka doorasho qof iyo cod laga qabanaayo, si gaar ah deegaannada J...
00:11:26

DEG DEG: Wade moota bajaaj oo loo dilay 5$

Muqdisho (KAAB TV) - Darawalada ku shaqeysta Mooto ayaa banaanbax xooggan ka dhigay Muqdisho kaddib markii mid kamid dhallinyarada...

Shil diyaaradeed oo geystay khasaare badan oo ka dhacay koonfurta South Korea

South Korea (KAAB TV) - Inta laxaqiijiyay 178 qof ayaa ku dhimatay shil diyaaradeed oo saakay ka dhacay garoonka diyaaradaha caala...

Farmaajo oo ka digay dagaal beeleedyada ka dhacaya Soomaaliya.

Muqdisho (KAAB TV) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa digniin adag ka soo saaray dagaal beeleedyada ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News