SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Ciidamada Daraawiishta Jubbaland oo fashiliyay weerar ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose.

KISMAAYO (KAAB TV) -1Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Jubbaland iyo kuwa Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaan lagu magacaa...

Puntland oo dhaleeceysay shirka NCC diidayna magacaabista taliyaha cusub ee booliska feder...

Garowe  (KAAB TV) -Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa dhaliilay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda...

Ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM oo xusay inuu ka walaacsanyahay sii s...

MUQDISHO (KAAB TV) -Ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM, James Swan oo maanta khudbad ka jeediyey shirka Golaha Am...

Markab laga leeyahay Turkiga oo ku soo wajahan Soomaaliya

MUQDISHO (KAAB TV) - Markabka Turkiga ee Oruç Reis ayaa loo qorsheeyay inuu u ambabaxo Soomaaliya dhamaadka usbuucan, wasiirka Tam...

Odayaasha gobolka Hiiraan oo qaaday 36 isbaaro oo caqabad ku ahaa ganacsiga Beledweyne

Beledweyne  (KAAB TV) - Ugaaska Beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa ku guuleystay in la qaado isbaarooyin...

Guddiyada joogtada Golaha Shacabka oo yeeshay kulaankoodii toddobaadlaha

Muqdisho (KAAB TV) - Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad k...
00:07:02

DOOD: Dhallinyarada ka baxda jaamacadaha, maxay u heli la’ yihiin shaqo?

MUQDISHO (KAAB TV) - Sannad kasta in ka badan 20 kun oo dhallinyaro ah ayaa ka baxda jaamacadaha dalka, kuwaas oo soo bartay maado...
00:03:45

Umulisanimada ma tahay shaqo qofkasta qaban karo ama lagu aamino karo?

MUQDISHO (KAAB TV) - Xirfadda umulisanimada waa mid ka mid ah xirfadaha ugu muhimsan qaaradda Afrika iyo dunida oo dhan, iyadoo ay...

Taliyaha cusub boliiska oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee boliiska

Muqdisho (KAAB TV) - Taliyaha cusub ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa maanta guddo...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News