SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

In ka badan 74 milyan oo qof oo cunto yari ku haysato Geeska Afrika.

Nairobi (KAAB TV) –  Ilaa 74.9 milyan oo qof oo ku nool gobolka Geeska Afrika ayaa ah kuwo ay haysato cunto yari aad u daran, waxa...

Trump oo lagu helay 34 dacwadood oo ah inuu been abuuray diiwaanka ganacsiga isagoo noqday...

Mareykanka  (KAAB TV) -Donald Trump ayaa lagu helay dambi ah inuu ka been abuuray diiwaanka ganacsiga si uu saameyn ugu yeesho olo...

Sare u kaca dilalka oo muujinaya nidaam la’aanta sharciga ee Soomaaliya{AKHRISO}

MUQDISHO (KAAB TV) Xaqiiqada dhabta ah ee aadka u quseysa ayaa ah in aan loo marin nidaamka cadaaladeed ee dadka lagu xukumo xukun...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Oo Xaqiijiyay In Si Buuxda Loogu Diyaar Garoobay Bixinta...

Mogadishu (KAAB TV) – Wasiirka Amniga Gudaha Somalia, C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa shaaca ka qaaday in Ciidanka Xoogga ...

Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo dagmo cusub u aqoonsaday Geri-jir

Baledweyne (KAAB TV) - Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir-guddoomiyey Kulanka aan caadi ahayn oo golaha Was...

Ciidamada Soomaaliya oo howlgalo ku burburiyay saldhigyo ay Al-Shabaab ku askareyn jireen ...

Mogadishu (KAAB TV) –Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada milateriga ay burburiyeen saldhigyo Al-Shaba...

Mareykanka oo xayiraad ku soo rogay Afhayeenka Baarlamaanka Uganda, Taliyaha Ciidamada iyo...

Nairobi (KAAB TV) -Mareykanka ayaa Khamiistii cunaqabateyn ku soo rogay shan sarkaal oo ka tirsan dowladda Uganda, oo ay ku jiraan...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaa...

Mogadishu (KAAB TV) – James Swan, Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa...

Soomaaliya waxay diyaar u tahay inay kursi aan joogto ahayn ku yeelato Golaha Ammaanka ee ...

Mogadishu (KAAB TV) – Soomaaliya ayaa lagu wadaa in 2024-2025 ay kursi aan joogto ahayn ku yeelato Golaha Ammaanka ee Qaramada Mid...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News