SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud

Dhusamareeb (KAAB TV) -Dagaal beeleed ka dhacay gobolka Galgaduud ayaa sababay khasaare kala duwan . Ugu yaraan shan qof ayaa ku ...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay Culumaa’udiinka si kor loogu qaado wa...

MOGADISHU (KAAB TV) -  Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Axmed Firin ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay...

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in heshiiska Itoobiya ee muranka dhaliyay uu baajin kar...

Somaliland (KAAB TV)-Heshiiska muranka dhaliyay ee ay Somaliland la gashay Itoobiya si ay uga kireysato dhul u dhow halka laga soo...

WFP oo fulineysa tallaabo ka hortag ah si loo yareeyo saameynta fatahaadaha Soomaaliya.

MUQDISHU (KAAB TV) -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada Adduunka (WFP) ayaa sheegtay in iyada iyo la-hawlgalayaasheed...
00:04:58

Toddobaadka hidaha iyo dhaqanka Jaamacadda Horseed oo bandhigay quruxda Soomaalida

MUQDISHU (KAAB TV) - Toddobaad-dhaqameedka Jaamacadda Horseed ayaa soo bandhigay hiddaha iyo dhaqanka reer-guuraaga ah ee Soomaali...
00:07:05

FALCELIN: Hadalkii boliiska oo walwal ku abuurtay dadweynaha

MUQDISHO (KAAB TV) - Ka dib markii uu taliska booliska dhowaan ku dhawaaway inay xireen dad aragtiyo kala duwan ku muujiyay baraha...
00:04:04

Faahfaahin ayaa kasoo baxaya weerar argagixiso oo ka dhacay Waqooyi Bari Kenya

MUQDISHO (KAAB TV) - Faahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxaysa weerar argagixiso oo ka dhacay deegaanno ku yaalla Waqooyi Bari, Kenya...

Safarka Mareykanka ee Ruto ma wuxuu gacan ka geysan doonaa dhimista saameynta Shiinaha ee ...

Washington (KAAB TV) -Kenya waxa ay kasbanaysaa door dhexe oo ah in ay ku riixdo kooxaha ka soo horjeeda Washington ee ku xeeran g...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News