SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Ammaanka garoonka Muqdisho iyo goobo kale oo la adkeeyay.

Muqdisho (KAAB )- Magaalada Muqdisho, waxaa hakad la galiyay duulimaadka diyaaradaha caalamiga ah ee Garoonka Aadan Cadde ee Muqdi...

Booliska oo doonaya in si nabad ah loogu ciido Muqdisho.

Muqdisho (KAAB )- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qaadi doono talaabooyin ay ku sugayso , amniga caasimada inta lagu guda ...

Dadka Kenya oo sii yaranaya marka ay Soomaaliya iyo Uganda kor u kacdo

NAIROBI (KAAB TV)- Tirada carruurta ku dhalata Kenya laga bilaabo 2050 ayaa laga yaabaa in ay ku filnaan waysay tirada dadka dalka...

Duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay 50 ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug.

Dhusamareb (KAAB TV)-  Ugu yaraan 50 ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar cirka ah oo ciidamada dowladda Soomaaliya oo gara...

Magacyada diyaaradaha caalamiga ee baajiyay safarkii Muqdisho ay ku iman lahaayeen

MUQDISHO (KAAB TV) - Saddex ka mid ah diyaaradaha caalamiga ee yimaada garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa baajiyay du...

Qorrax madoobaad ka dhacay waqooyiga America

NEW YORK (KAAB TV) - Qorrax madoobaad saacado kooban socday ayaa ka dhacay dalalka Waqooyiga Ameerika,  gaar ahaan Mexico, Mareyka...

Madaafiic lagu garaacay agagaarka Villa Soomaaliya ee Muqdisho

MUQDISHO (KAAB TV)- Dhawaqa jug culus oo lagu sheegay madaafiic ayaa la maqlay magaalada muqdisho , kuwaasoo lagu garaacay agagaar...

Safaaradda Mareykanka oo soo saartay digniin weeraro ka dhici kara Muqdisho

NAIROBI (KAAB TV)- Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa heshay xog ku saabsan weeraro argagixiso oo loo geysanayo goobo badan oo ...

Boqortooyada Sacuudiga oo go’aamisay in beri oo Talaado ah la dhameystirayo bisha Ramadaan...

SACUUDIGA (KAAB TV)- Qaar kamid ah wadamada Islaamka oo baadi goob u galay aragtida bisha soonfur ayaa ugu dambeyn shaaciyay in ma...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News