SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Su’aalo ku saabsan wadahadallada xabbad joojinta iyo Hanjabaadda Rafah

Rafah (KAAB TV)- Hanjabaadda duulaanka Israa’iil ee Rafah “waxay kor u qaadaysaa su’aalo ku saabsan ujeeddada dib loogu bilaabayo ...

Fatahaad Kenya: Laanqayrta Cas oo koox u dirtay badbaadinta 51 rakaab ah

NAIROBI (KAAB TV)- Laanqeyrta Cas ee Kenya ayaa soo dirtay labo doonyood si ay u badbaadiyaan rakaabkii ku xanibnaa webiga Tana. ...

Ammaanka garoonka Muqdisho iyo goobo kale oo la adkeeyay.

Muqdisho (KAAB )- Magaalada Muqdisho, waxaa hakad la galiyay duulimaadka diyaaradaha caalamiga ah ee Garoonka Aadan Cadde ee Muqdi...

Booliska oo doonaya in si nabad ah loogu ciido Muqdisho.

Muqdisho (KAAB )- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qaadi doono talaabooyin ay ku sugayso , amniga caasimada inta lagu guda ...

Dadka Kenya oo sii yaranaya marka ay Soomaaliya iyo Uganda kor u kacdo

NAIROBI (KAAB TV)- Tirada carruurta ku dhalata Kenya laga bilaabo 2050 ayaa laga yaabaa in ay ku filnaan waysay tirada dadka dalka...

Duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay 50 ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug.

Dhusamareb (KAAB TV)-  Ugu yaraan 50 ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar cirka ah oo ciidamada dowladda Soomaaliya oo gara...

Magacyada diyaaradaha caalamiga ee baajiyay safarkii Muqdisho ay ku iman lahaayeen

MUQDISHO (KAAB TV) - Saddex ka mid ah diyaaradaha caalamiga ee yimaada garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa baajiyay du...

Qorrax madoobaad ka dhacay waqooyiga America

NEW YORK (KAAB TV) - Qorrax madoobaad saacado kooban socday ayaa ka dhacay dalalka Waqooyiga Ameerika,  gaar ahaan Mexico, Mareyka...

Madaafiic lagu garaacay agagaarka Villa Soomaaliya ee Muqdisho

MUQDISHO (KAAB TV)- Dhawaqa jug culus oo lagu sheegay madaafiic ayaa la maqlay magaalada muqdisho , kuwaasoo lagu garaacay agagaar...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News