SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Nin hooyadiis ku dilay Kismaayo oo maanta xukun dil ah lagu fuliyay.

Kismaayo (KAAB TV) – Maxkamada Darajadda 1-aad ee magaalada  Kismaayo ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin dhallinyaro ah oo di...

Taliyaha Ciidamada Itoobiya: Soomaaliya 60% Ciidamadeena ayaa gacanta ku haya

Addis Ababa (KAAB TV) – Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya Birhanu Jula oo Waraysi siiyay Warbaahinta EBC ayaa ka hadlay qodo...

Fiqi: Calanka Soomaaliya waxaa la gayn doonaa Hargeysa

MUQDISHO (KAAB TV) – Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dowladda Soomaali...

Madaxweyne Deni oo soo dhameystiray Liiska Golihiisa Wasiirrada Puntland

MUQDISHO  (KAAB TV) –  Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada, isa...

Dhageyso:- Diyaar-garowga Bisha Ramadaan oo laga Dareemayo Magaalada baladweyne ee xarunta...

Baladweyne (KAAB TV) – Udiyaar garowga bisha barakeeysan ee Ramadaanka ayaa waxa laga dareemayaa gudaha magaalada baladweyne ee xa...

Markab Militari oo uu leeyahay Mareykanka oo kusii jeeda Gaza.

Gaza (KAAB TV) – Markab militari oo Mareykan laga leeyahay ayaa u socda dhanka Bariga Dhexe, isagoo sida qalab lagu dhisayo marin ...

Xaafadaha Muqdisho oo xalay hoobiyaal lagu garacaay

MUQDISHO (KAAB TV) – Tiro hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu garaacay magaalada Muqdisho, kuwaas faahfaahin hordhac ah laga helayo...

Dab xoogan oo ka kacay dhismayaal ganacsi oo ku yaala Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdish...

MUQDISHO (KAAB TV) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo aroornimadii hore ee saakay ka kacay goobo ganacsi oo ku ya...
00:05:54

WARKA KAAB TV 09-03-2024

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News