SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Xaafadaha Muqdisho oo xalay hoobiyaal lagu garacaay

MUQDISHO (KAAB TV) – Tiro hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu garaacay magaalada Muqdisho, kuwaas faahfaahin hordhac ah laga helayo...

Dab xoogan oo ka kacay dhismayaal ganacsi oo ku yaala Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdish...

MUQDISHO (KAAB TV) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo aroornimadii hore ee saakay ka kacay goobo ganacsi oo ku ya...
00:05:54

WARKA KAAB TV 09-03-2024

”In la baajiyo kulan lagula xisaabtamayo Wasiir Fardowso waa halis‘’.

Muqdisho (KAAB )- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa  ka hadlay  talabaadii lagu baajiyay  kulan xildhibaanadu ay s...

MW Xasan Sheekh oo ka soo muuqday ‘shaashadaha isaga oo ‘’dhaawac ah’’.

Muqdisho (KAAB )- Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah ka soo muuqday shaashadaha isaga ...

XOG : Yaa Baajiyay kulan lagula xisaabtami lahaa Wasiirka Duulista hawada Soomaaliya ?

Muqdisho (KAAB )- Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Barlamaanka dib u dhigay kulan maalinta beri oo Axad ah uu kula xisaabtami lah...

Diyaarad ATMIS sahay u waday oo ku burburtay garoonka Jowhar (SAWIRRO)

Jowhar (KAAB TV)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta halkaas uu ka dhacay shil...

DOORASHADA : Somaliland oo cagta saaraysa waddadii doorashada.

Hargaysa (KAAB ) – Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Sabti ah soo saaray  xeerar ku quseeya sharciga dooras...

Xaakin ogolaaday in Maraykanku afar dal ka keeno 30,000 oo muhaajiriin ah bishii

Houston (KAAB)— Xaakin federaali ah oo fadhigiisu yahay gobolka Texas ee dalkan Maraykanka taageeray qayb ka mida siyaasadda madax...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News