SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Shariif ‘’Dastuurka waa inuu noqdaa mid ummadeed ee ma rabno Dastuur shaqsi ‘’

Muqdisho (KAAB)-  Madaxwaynihii hore ee  Dowladii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay  in nasiib darro ay tahay in fara – ...

Muuqaalada aad TikTok iyo Facebook soo dhigto oo filimada anshax xumada loo adeegsan karo....

Scotland (KAAB TV)-  Dokomentari soo saare baaris ku sameeyay saameynt ay leedahay muuqaallada habka digital-ka qof sawirkiisa iyo...

Madaxweynihii hore ee JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka dagay Garowe.

GARAWE (KAAB TV)- Madaxweynihii hore ee JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe, h...

Xasan iyo Xamza oo kala fur-furis ku bilaabay xildhibaanada diidan qorshaha Villada.

Muqdisho (KAAB TV)- Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare Xamza oo ka duulaya ansixinta wax k...

Maxaa Ka Jira in Dumarku ay ragga uga adkeysi badanyihiin soonka?

Suuriya (KAAB TV ) – Saciid iyo Cismaan oo ah labo wiil oo walaalo ah oo ku sugan magaalada Xalab ee Suuriya isla markaana ka shaq...

Go’aankii la filayay ma soo saareen Golaha Wasiirada ?.

Muqdisho (KAAB)- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, a...

Ciidamada Yuhuuda oo in ka badan 100 falastiiniyiin ah ku dilay Gaza.

GAZA (KAAB TV ) – 24-kii saac ee la soo dhaafay In ka badan 100 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Gaza,kadib markii ciidamada Isra...

Ammaanka Muqdisho oo sii xumaanaya iyo burcad hubeysan oo kusoo badanaya.

Muqdisho (KAAB TV)- Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid sii xumaanaya muddooyinkii ugu dambeeyay, xilli dowladda sheegta...

Shacabkii ugu badnaa oo u guuray dhulka Al-Shabaab + Sababta

Xarardheere (KAAB TV ) – Taliyaha ururka saddexaad ee Gorgor Dhamme Cali Axmed Cagey oo shir jaraa’id ku qabtay degmada Xarardheer...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News