SO | EN

SO | EN

HomeWararka

Wararka

Taliska Booliska oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay Weerarkii Hotelka SYL.

MUQDISHO (KAAB TV) - Taliska ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay We...

Wasiir Kayd: Itoobiya bad helimayso hadii ay na aqoonsan waydo.

Faransiiska (KAAB  TV )-  Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland D.R. Ciise Kayd Maxamuud, oo ku sugan Faransiiska ayaa sheegay in S...
00:20:15

BULSHO: Saameynta baraha bulshada ay ku yeesheen dhallinyarada Soomaalida

MUQDISHO (KAAB TV) - Waxaa sii kordhaya dhallinyarada Soomaalida ee siyaabo kala duwan u adeegsada baraha bulshada oo waayadan dam...

Dadka ku dhintay duqayn ciidanka Israaiil ay ka gaysatay Gaza oo sii kordhay.

GAZA (KAAB  TV )- Ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah oo sugayay gargaar ayaa lagu dilay laba weerar oo ay geeysteen ciidmada Israa’ii...

Dad cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday degaano hoostaga Jowhar.

Jowhar (KAAB TV) -Inta la xaqiijiyay ilaa Saddex Ruux ayaa Cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday kuwo kalena waa ay la jiifaan d...

6-Dal oo Afrikaan ah oo qarka u saaran Internet la’aan.

Muqdisho (KAAB  TV )- Waxaa sii kordhaya Internet la’aanta haysata waddamo dhaca Qaaradda Afrika iyada oo aanay ilaa haatan la oga...
00:04:58

Faahfaahinta weerarka hotel SYL oo u dhow madaxtooyada Villa Soomaaliya

MUQDISHO (KAAB TV) - Weerar bilawday xalay fiidkii ayaa soo gaaray saaka, kaasoo kooxda Al-Shabaab ay ku soo qaadeen dhismaha Hote...

Ciidanka amniga dowladda Soomaaliya oo soo afjaray Shabaabkii weeraray hotel SYL.

Muqdisho (KAAB  TV )- Ciidamada dowladda ayaa soo afjaray weerarkii koox hubaysan oo katirsan Alshabaab ay ku qaadeen hotel SYL, h...

HirShabeelle: suurta-gal ma ahan in cid aan sharci ahayn ay hor istaagto cid sharci ah

BELEDWEYNE (KAAB TV) - Wasiirka Arrimaha Gudaha HirShabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure ayaa sheegay dagaalkii ka dhacay magaal...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News